Siyaasi Caan ah oo ka hadlay ka saaristii Hay’ada NISA Generaal Cabdalla Cabdalla

Qoraal kasoo baxay Hay’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Taliye kuxigeenkii hore ee Hay’ada Nabad Sugida Generaal Cabdalla Cabdalla Maxamed laga saaray Xubanimadii Hay’ada Nabad Sugida. Siyaasiga C/Raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag uga hadlay Go’aanka Nabad Sugida kasoo baxay ee Jeneraal Cabdalla looga saaray Hay’ada Nabad Sugida uu mudo … Continue reading Siyaasi Caan ah oo ka hadlay ka saaristii Hay’ada NISA Generaal Cabdalla Cabdalla